
Safaaradda Yemen oo xaqiijisay sii-deynta kalluumaysato Yemeniyiin ah oo lagu hayay Boosaaso
Boosaaso, Soomaaliya – Safaaradda Yemen ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in la sii daayay toddobo kalluumaysato Yemeniyiin ah oo ay hayeen hay’adaha ammaanka ee Puntland muddo ku dhow laba bilood. Kalluumaysatadan ayaa lagu qabtay kadib markii ay si …